
Adobe Illustrator CC for the Professionals
Qaybtaan waxay kaboobantahay koorsooyin isla xadhiidha ee aad ku baranayso Adobe illustrator si itus oo itaabsii ah, kuwaasoo kakooban ilaa dhowr heer sida, heer-hoose, heer-dhexe, heer-sare. Xirfada Adobe illustrator lagu barto waxaa kamid ah waa farshaxanka, iyo curinta muuqaalo horleh sida astaamada ganacsiga i.w, koorsadaani waxaad ku baranaysaa aas aaska adobe illustrato
Play Video
Related Topics
Illustration, Graphic Design, UX Design, Photoshop, InDesign, Illustrator, Graphic Designer

Duration
37 Hours

Courses
9 Courses

Review
5,565 (4.7)
Beginner
Ujeedada qaybtaan waxay tahay in lagugu baro aas aaska isticmaalka Adobe illustrator CC
COMING SOON
Intermediate
xirfada aad kubaranayso qaybtaan waa qaabaynta iyo soo bandhigida muuqalada adoo adeegsanaya tools ow leeyahay adobe illustrator iyo sida ugu haboon ee loo adeegsado toolskaas, qaybtaan waxay kobcinaysaa xirfadaada farshaxan iyo muuqaal abuuris adoo isticmaalaya adobe illustrator.
COMING SOON
COMING SOON
COMING SOON
Advanced
qaybtaan waa qayb lagu baranayo xirfada heerka sare ee Adobe illustrator kuna xiran inaad soo martay labadii heer ee ka horaysay, qaybtaan waxaad kubaradoonto waxaa kamid ah sida far cusub loo abuuro iyo xirfada kaloo badan.
COMING SOON
COMING SOON
COMING SOON
koorsadaan wax eey soo baxee
Days
Hours
Minutes
Seconds
Abdirizak is a wonderful teacher. He makes the complex concept simple, I love the way he explains and i can proudly say that with what i have learnt from him, I'm ready for the exam.
Hassan Ahmed