Business Courses

Boggaan waxaad ka heleysaa koorsooyin badan ee aad ka baran karto cilmiga Business ka bilow ilaa iyo dhamaad. inkastoo aysan koorsooyinka aan ugu tala galnay boggaan ay san dhameyistirneeyn, dhawaan waxaad arkin doontiin in boggaan lagu soo darin doono dhowr koorso oo cilmiga Business ka lagu baranayo.

Quickbooks Online Training Course waxay ka kooban tahay afar qayb oo kala ah: 01 Accounting Terminology, 02 Company File Setup, 03 Transactions, 04 Reporting.

Quickbooks Desktop Training Course waxay ka kooban tahay sadex qayb oo kala ah: 01 The Basics, 02 Money In and Money Out, 03 Manage Your Business.

Google Drive waa cloud storage service ay bixiso google, koorsaadan ayaad ku baranee sida loo adeegsado Google Drive, looguna keydsado wixii files ah.

Google Drive waa cloud storage service ay bixiso google, koorsaadan ayaad ku baranee sida loo adeegsado Google Drive, looguna keydsado wixii files ah.

Koorsadaan waxaad kubaranaysaa Computer Typing.

Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo sameeyo CV Professional ah.

Business Courses ka hurbad ku jira oo dhan halkaan Ka iibso dhamaantood halmar.