
CCNA 200-301 Study Plan
CCNA markii aad baraneeysid waxaad u baahantahay in aad qorsheeyso waqtiga aad galineeysid maalin kastaa iyo usbuuc kastaa. Study plan kaan waxaan u diyaarinay ayaa waxa ay tahay in ardayda Hurbad ay ka faa’iideeyistaan si ay udiyaariyaan Imtixaanka CCNA da. Ugu horeeeyn waxaad u baahantahay in aad iska diwaan galiyo koorsada CCNA da oo ku jirta Hurbad website.
Cisco Certified Network Associate (CCNA 200-301)

Koorsadaan waa CCNA cusub Exam number keedu waa 200-301, waxaa lagu baranayaa waxaa kamid ah, Network Fundamentals, IPv4 & IPv6 Addressing, LAN Switching Technologies, Routing Technologies , IP Services, Security Fundamentals, Wireless Technologies, Network Automation.
koorsadaan wax ay ka koobantahay
- 19 Cutub
- 126 Cashir
- 15 Saacadood
- 80 Practice Labs
- Course Certificate
waxaad kaloo iibsan kartaa CCNA Volume 1 iyo Volume 2 buuga, oo AfSomali ku qoran, kuuguna diyaar ah Hurbad Books.


Responses