Cisco CCNP da cusub maxaa laga badalay?

Cisco waxa eey badashay Certification tracks kii lagu yaqaanay, oo kuwana waa laga bixiyay kuwana waa lagu soodaray.

Cisco certification ka eey wax badan kabadashay waxaa kamid ah CCNP R&S oo eey magaca kabadaleen, una bixiyeen CCNP Enterprise.

CCNP Enterprise Certification track-gu waxa uu kakooban yahay hal Core ah oo loo yaqaano ENCOR iyo lix Concentration exams ah oo lagaaga baahan yahay in aad hal kamid ah qaadato.

CCNP Enterprise Exams

Core exam:
350-401 ENCORImplementing and Operating Cisco Enterprise Network Core Technologies (ENCOR)
Concentration exams (choose one):
Dooro midkaid ah
300-410 ENARSIImplementing Cisco Enterprise Advanced Routing and Services (ENARSI)
300-415 ENSDWIImplementing Cisco SD-WAN Solutions (SDWAN300)
300-420 ENSLDDesigning Cisco Enterprise Networks (ENSLD)
300-425 ENWLSDDesigning Cisco Enterprise Wireless Networks (ENWLSD)
300-430 ENWLSIImplementing Cisco Enterprise Wireless Networks (ENWLSI)
300-435 ENAUTOImplementing Automation for Cisco Enterprise Solutions (ENAUI)

Cisco CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR) Objective ka waxaa kamid ah

  • Layer 2 infrastructure technologies
  • Layer 3 infrastructure technologies
  • Architecture
  • Virtualization
  • Infrastructure security
  • Infrastructure services
  • Infrastructure automation

Cisco CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR) waxaa koorso aad u balaaran laguna baranayo cilmi baaxad wayn, sidaa darteed ayaan waxaan ugu dadaalnay in aan koorsadaan Cisco CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR), u diyaarino si ad u hormarsan oo loogu tala galay in ardayga baranaya CCNP in oow aad u fahmo Advanced Networking Concepts, implement SD-WAN, SD-Access iyo Quality of Service solutions, iyo Network programmability.

Course Link:

Cisco CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR),

koosadaan markii aad dhameeyso, maahan in aad CCNP Enterprise aad dhameeysay, ee waxaa wali kuu dhiman in aad doorato Concentration Exam oo aad ku noqoneeysid qof ku taqasusay Network Enterprise qeyb kamid ah.

badanaa dadku markii eey dhameeyaan ENCOR course, waxa eey ku xijiyaan Cisco Enterprise Advanced Routing and Services (300-410 ENARSI), oona kuugu diyaar ah Hurbad Cisco Page.

SIDEEN HURBAD.COM KOORSOOYINKIISA ISKAGA DIIWAAN GALIN KARAA?

Related Articles