Cloud Computing Courses
Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu barto cilmiga Cloud Computing -ka, sida Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS, barashada Cloud Computing -ga waxaa shuruud u ah in aad soo barato koorsooyinka kuxusan Qaybta Networking iyo SysAdmin ka sida, CompTIA ITF+, A+, N+, S+, CCNA, CCNP iyo Windows Server.
