Xogta Learning Path-ka

Ma ogtahay in la daalacay oo daruuraha ladagay, Cloud Engineer waa qof masuul ka ah, naqshadaynta, qorshaynta, maaraynta, dayactirka iyo taageerada tijnolojiyadeed ow u fidinayo shirkada ow u shaqo bilaabayo si ow ugu raro shirkada data centre keeda oo yaala dhismaha shirkada ow ugu raro Cloud Computing Provider sida Amazon AWS, Google GCP ama Microsoft Azure. qofka Cloud Engineer kaa waa inuu yahay qof leh xirfado kala duduwan sida SysAdmin, Networking, Cybersecurity, Software Development. Shaqooyinka ow qabto qofka ah Cloud Engineer ka waxaa ka mid ah; Horumarinta iyo Hirgalinta Cloud Services ka sida: Compute, Storage, databases, analytics, networking, mobile, developer tools, management tools, IoT, Security.

Mushaarka lagu shaqeeyo bishii USA/UK: $5,400*

Mushaarka lagu shaqeeyo bishii Somalia: $500*

*waxay ku xirantahay inta sanno ood khibrad shaqo leedahay mushaarka aad ku shaqo bilaabayso, balse waxaan kasoo qaadnay inta ugu yar ee lagu shaqeeyo, khibradaadu haday badantahay mushaarkaaku waa kabadan yahay intaas.

Cloud Engineer

Cloud Engineer Jobs

Koorsooyinka lagu noqdo Cloud Engineer

Cloud Engineer qofka ah waxaa kaloo looga baahanyahay xifdaha shaqsiyeed, oo ah Shaqo wanaaga, wadada xariirka wanaagsan, dabeecad wanaagsan, ka qayb qaadashada shirarka aan dhamaadka lahyn ee maalin laha ah ama usbuucalaha ah. 

The CompTIA Cloud+ waa koorso lagu baranayo aas aaska cloud computing ka.

4.9
4.6/5

Koorsadaan waxaad ku baranee aasaask sida Amazon web Services uu ushaqeeyo

4.9
4.6/5

AWS certification ayaa loo qiimeeyaa inay tahay IT Certification-kaadduunka ugu qiimaha badan.

4.5
4.5/5

Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska Microsoft 365 waana bilowga barasha Microsoft 365 Productivity Services.

4.5
4.5/5

Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska Microsoft Azure waana bilowga barasha Microsoft Azure Cloud Services.

4.3
4.3/5

Qofka Azure Administrator ka ah wuxuu masuul kayahay in oow sameeyo implementing, monitoring, iyo maintaining.

4.2
4.2/5