CompTIA A+ Core Series – Study Plan

CompTIA A+ markii aad baraneeysid waxaad u baahantahay in aad qorsheeyso waqtiga aad galineeysid maalin kastaa iyo usbuuc kastaa. Study plan kaan waxaan u diyaarinay ayaa waxa ay tahay in ardayda Hurbad ay ka faa’iideeyistaan si ay udiyaariyaan koorsada CompTIA A+. Ugu horeeeyn waxaad u baahantahay in aad iska diwaan galiyo koorsada A CompTIA A+ da oo ku jirta Hurbad website.

CompTIA A+ 220-1001 & 220-1002

Related Articles

Responses

  1. Ugu horayn ilaahay ayaa mahad iska leh ,marka labaadna maciliinta sharafta leh ee madashan hurbad.
    intaas ka dib ardayeey waxaan idinkula talin lahaa inaad soo dagsataan oo aad isticmaashaan study plankan , runtii aad buu idiin anfacaay wuxuu kaa caawinayaa in aad si nidaamsan oo isku duba ridsan oo bilaa welwel ah aad udhameysataan coursadiina .
    maclimiintana aadbey ugu mahadsan yihiin dadaalkooda.

  2. Study plan Waxaa Weeeye Sida Adiga Canjeeradi Iyo Hilibki Aad isku Cuni Leheed Hortaada La soo Dhigay Marka walaal Ku Dhaqan Study planka mahadsanidiin Dhamaan Macaliminta Madasha Ku Jirta