CompTIA ITF+ Study Plan

CompTIA ITF+ markii aad baraneeysid waxaad u baahantahay in aad qorsheeyso waqtiga aad galineeysid maalin kastaa iyo usbuuc kastaa. Study plan kaan waxaan u diyaarinay ayaa waxa ay tahay in ardayda Hurbad ay ka faa’iideeyistaan si ay udiyaariyaan koorsada CompTIA ITF+. Ugu horeeeyn waxaad u baahantahay in aad iska diwaan galiyo koorsada CompTIA ITF+ da oo ku jirta Hurbad website.

CompTIA IT Fundamentals+

CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga, waxaadna si guud ugu baranee qaybaha uu ka koobanyahay Cilmiga ITga si kooban, sida, IT terminology ama eray bixinta ITga, hardware basics, troubleshooting, software installation, security iyo networking. ITF+ waa koorsada kahoraysa A+, ee baro ayada marka hore.

Koorsadaan wax ay ka koobantahay

  • 25 Cutub
  • 116 Cashir
  • 18 Saacadood
  • 50+ Practice Labs
  • Course Certificate

Related Articles

Responses