E-Learning Course Library

Bogaan waxa aad kahelin kartaa qeybaha kala duduwan ee Takhasuska Tiknolojiyada

Qaybtaan waxaad ku baranee waa aas aaska Cilmiga ITga.

Tilaabada Xigta Tiigso –  SysAdmin noqo oo  baro Koorso sida, MCSA, SCCM.

Baro IT Networking Si itus oo itaabsii ah isku xir dalka iyo dibada, qaado sida CCNA, CCNP.

Amniga ITga sida Loo Sugo Baro, Cybersecurity Koorso sida Security+, CEH.

Daruuraha Ayaa Ladagay ee baro Cloud Computing sida,  AWS, Microsoft Azure iyo Google Cloud.

Meel saar Virtualization sida VMware vSphere, Microsoft Hyper-v iyo Citrix.

Heersare kagaadh barashada database koorso sida, Oracle iyo  SQL Database.

Luqadaha laguqoro App ka baro  sida, Java, C++, C#, Python.

Horay iyo Gadaal ba Kagal ee baro  (Front-End iyo Back-End) Website sida loodhiso, HTML, CSS, JavaScript.

Afkaaga uga ciil bax barashada luqada english ka kuhadalkeeda  iskana dhis xisaabta.

Macalin kunoqo  Graphic Design & Video Editing Tools, sida,  Photoshop, Premiere iyo After Effect.

Qaybtaan waxaad ku baranee Business courses