No products in the cart.
Koorsadaan waxay qayb katahay Microsoft 365 - Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10.
Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Access 2019 ) Waxaad ku baraneeysaa sida loo abuuro Database, Tables, Queries, Reports, Forms, Printing and Sharing.
Koorsadaan waxaad kubaranee Microsoft Azure Fundamentals waana bilowga barasha Azure.
Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Excel 2019 ) Waxaad ku barandoontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Excel 2019.
System Center Configuration Manager (SCCM) waa software howsha u sahasha system admins ka
Kusoo Dhawaw Koorsada MCSA 70-740 oo ah tilaabada koowaad ee aad u hiigsanayso helista MCSA.
Kusoo Dhawaw Koorsada MCSA 70-742 oo ah tilaabada sedexaad ee aad u hiigsanayso helista MCSA.
Kusoo Dhawaw Koorsada MCSA 70-741 oo ah tilaabada labaad ee aad u hiigsanayso helista MCSA.
Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019.
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10.
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
Please note: This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin. Please allow a few minutes for this process to complete.