Accounting Principles

Hussein Mohamed Nuure · January 10, 2023

126 Cashir

18 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Accounting Principles – Waa koorso aad kubaranayso cilmiga Accounting-ka qaybhiisa kala duduwan ee loo Soo diyaariyay heersare si ardayga loogu hagar baxo, marka libaax ama libaaxad hadii aad doonayso barashada Accounting-ka koorsadaan hada baro,
Cashirada Koorsadu waa 126, xiliga aad ku dhamayn karto waa mid ku xiran dalaal kaaga iyo waqtiga aad galiso daawashada iyo fahamka cashirada, koorsada qiimaheedu waa $30 ood halmar bixinayso, mana malahan xili ay kaa dhacayso koorsadu ama ay kaa xirmayso, Koorsooyinka hurbad waa halmar iibso waligaana baro, eWaxbarasho aanan la barxin ee lagaa siinayo sicir aadan saluugin weeye Koorsooyinka kabaxa Hoyga tababarka engineerada mustaqbalka hurbad.com.

Hadii aad ubaahato wax caawin ka haka labalabayn inaad nawaydiiso.

Course Content

Expand All

About Instructor

+291 enrolled
Not Enrolled

Course Includes

  • 21 Cutub
  • 126 Cashir
  • Course Certificate