Adobe After Effects CC Fundamentals

50 Cashir

10 Saacadood

50 Practice Labs

Course Certificate

Adobe After Effects CC waa software loo isticmaalo hal abuurka muuqaalada Motion Graphic iyo Animation, koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida Adobe after effects ow u shaqeeyo, sida motion graphic loo sameeyo, sida text animation loo abuuro, sida loo abuuro 3D Effects, sida aroosyada, xafladaha iyo Wixii lamid ah muuqaaldooda loogu daro qurxin dheeraad ah. Koorasadaan waxaa Baraya Mohamed Isaac Hirsi, oo ku soo shaqeeynayay muda badan Motion Graphics, khibrad badana uleh isticmaalka Adobe After Effects CC.

Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?

  • Horudhaca Koorsada 
  • Horudhaca Adobe After Effects 
  • Adeegsiga – Project iyo Assets 
  • Abuurista Composition iyo sida Assets loogu daro Comps 
  • Adeegsiga – Animating Layer iyo Transform Properties 
  • Adeegsiga – Qoraalka
  • Adeegsiga – Qaabaynta – Shapes 
  • Horudhaca – Video Effects
  • Adeegsiga – Effects and Layer Styles 
  • Adeegsiga – 3D Space
  • Adeegsiga – Exporting (Rendering) a Composition

Course Content

Expand All
Cutub Content
0% Complete 0/1 Steps
Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 12 Cutub
  • 46 Cashir
  • Course Certificate