Adobe Premiere Pro CC Masterclass – Beginner – Retired

Adobe Premiere Pro CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista muqaalada (Video Editing).

23 Cashir

3 Saacadood

23 Practice Labs

Course Certificate

Adobe Premiere Pro CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista muqaalada (Video Editing), koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida Filimaanta loo habeeyo, loo qurxiyo, sida la iskugu Dardaro Muuqaalo kala duduwan, loo diyaariyo muuqaalo qurux badan, sida aroosyada, xafladaha iyo Wixii lamid ah. Koorasadaan waxaa Baraya Abdirizak Hersi oo ku soo shaqeeynayay muda badan Video editing, khibrad badana uleh isticmaalka Adobe Premiere Pro CC.

Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?

  • Adobe Premiere Pro CC Installation
  • Introduction to Premiere Pro CC
  • Creating a Sequence & Editing Video
  • Editing with Multi source Sequence
  • Insert Graphics & Basic Effects
  • Colour Correction
  • Using the Tools in the Tool Panel
Not Enrolled
This course is currently closedRetired

Course Includes

  • 3 Cutub
  • 23 Cashir
  • Course Certificate