
40 Cashir

10 Saacadood

51 Practice Labs

Course Certificate
Shirkadaha aduunka ugu waaweeyn oodhani waxa ay Infrastructure kooda u rarayaan Cloud ka, sidaa darted ayaa Amazon Web Services (AWS) ay usii kordhinayaan Cloud Services ka, ay macaamiishoodu ka ijaaran karaan. Taasaa waxa ay keentahay in Amazon Web Services (AWS) certification loo qiimeeyo IT Certification-ka adduunka ugu qiimaha badan. Koorsadaanu wax ay dabooleeysaa cilmiga laagaga baahan yahay in aad taqaano sida aad u gasho imtixaanka AWS Certified Solutions Architect – Associate (SAA-C02).
Course Content
