Cisco Packet Tracer Training

18 Cashir

4 Saacadood

iTUS

Course Certificate

Cisco Packet tracer waa software aad kubaranayso sida loo dhiso network simulation iyo visualization ku salaysan qalabka Cisco, Cisco virtual labs waxay kuu fududaynaysaa barashada cisco device configuration sida, Router, Switch, Wireless controller iyo IoT, adiga oon haysan hardware kaas!, baro Packet Tracer si aad udhisto labs ay leeyihiin koorsooyinka Network+, CCNA iyo CCNP iyo Kuwa kaloo badan.

Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 6 Cutub
  • 19 Cashir
  • Course Certificate