CompTIA Cloud+ (CV0-002)

CompTIA Cloud+ waa koorso lagu baranayo aas aaska Cloud Computing.

42 Cashir

8 Saacadood

0 Practice Labs

Course Certificate

CompTIA Cloud+ waa koorso lagu baranayo aas aaska Cloud Computing. waana Certification laga aqoonsanyahay dunida dhan, oona cadeeyneeysa in aad taqaano cloud computing. koorsadaan waxaad ku baranee sida implementing, managing iyo maintaining cloud technologies loogu sameeyo. waxaad kaloo kubaranee cloud concepts iyo models, virtualization, infrastructure, resource management, security iyo business continuity. sidoo kale waxaad diyaar unoqonee CompTIA’s Cloud+ CV0-002 certification exam.

Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?

  • Cloud Computing Concepts, and Models
  • Disk Storage Systems
  • Storage Networking
  • Network Infrastructure
  • Virtualization Components
  • Virtualization and the Cloud
  • DevOps
  • Performance Tuning
  • Systems Management
  • Security in the Cloud
  • Security Best Practices
  • Business Continuity and Disaster Recovery
  • Testing, Automation, and Changes
  • Troubleshooting
Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 13 Cutub
  • 40 Cashir
  • Course Certificate