84 Cashir
9 Saacadood
50 Practice Labs
Course Certificate
CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga, waxaadna si guud ugu baranee qaybaha uu ka koobanyahay Cilmiga ITga si kooban, sida, IT terminology ama eray bixinta ITga, hardware basics, troubleshooting, software installation, security iyo networking. ITF+ waa koorsada kahoraysa A+, ee baro ayada marka hore.
What Will I Learn?
- Core Hardware Components
- Computing Devices and the Internet of Things
- Operating Systems
- Software Applications & Software Development
- Database Fundamentals
- Networking Concepts and Technologies
- Security Concepts, Threats and Best Practices
- Business Continuity and Computer Support
Asc , magacaygu waa Guleid Ahmed kana tirsan ardayda hurbad institute of technology.waxaan dhawaan dhameeyay koorsada Compatia IT fundamentals, oo ah aasaaska barashada ITga.
Runtii koorsadan waxaan ka faa’iday cilmi aad u badan oo basics ka ITga ah, Kuna baxaya afkayga hooyo ee soomaaliga ah.
sidoo kale waxaa ii dheeraa in koorsadani ay ahayd itus oo i taabsii.
maanta iyo shalay aqoonta aan u leeyahay cilmiga ITga isku mid maaha because of hurbad institute of technology.
Waxaan u mahad naqaya ilaahay ka sokow macalinki sida fiican ee hagar la’aanta ah iigu soo waday koorsada iyo sidoo kale hurbad insitute of technology.

About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!