CompTIA Security+ SY0-601

CompTIA Security+ (SY0-601), waa koorso lagu baranayo aas aaska Cybersecurity oodhan

180 Cashir

30 Saacadood

80 Practice Labs

Course Certificate

CompTIA security+ waa koorso aad kubaranayso aas aaska cimiga cybersecurity-ga, koorsadaan waxay ku salaysan tahay imtixaan number ka SY0-601 oo ah nuucii ugu danbeeyay, arday baranaya koorsadaan waxaa loo diyaarinayaa sidii ow ugu baasi lahaa imtixaanka CompTIA Security+ SY0-601. cilmiga kujira koorasada  security+ qofkii barta waxaa loo qirsan yahay inuu fahansanyhaay sida ugu haboon ee loo difaaco alaada iyo wuxuu kaloo fahansanyahay guud ahaan cilmiga cybersecurity qaybhissi kala duduwan, sida kahortaga weerarka, iyo daboolista dulduleelyada network. koorsadaan waxaa shuruud u ah barashadeeda in ardaygu soo bartay koorsooyinka hoos kuxusan sida

  • CompTIA ITF+
  • CompTIA A+
  • CompTIA Network+
  • Windows 10 MD100
  • Cisco certified network associate (CCNA)
  • Windows Server 2016/2019
  • Red Hat Linux administration

koorsadaanu waxa aay wadataa practice labs badan, oo waa itus oo itaabsii.

Cutubyada Koorsadaan ay ka koobantahay?

  • Comparing Security Roles and Security Controls
  • Explaining Threat Actors and Threat Intelligence
  • Performing Security Assessments
  • Identifying Social Engineering and Malware
  • Summarizing Basic Cryptographic Concepts
  • Implementing Public Key Infrastructure
  • Implementing Authentication Controls
  • Implementing Identity and Account Management Controls
  • Implementing Secure Network Designs
  • Implementing Network Security Appliances
  • Implementing Secure Network Protocols
  • Implementing Host Security Solutions
  • Implementing Secure Mobile Solutions
  • Summarizing Secure Application Concepts
  • Implementing Secure Cloud Solutions
  • Explaining Data Privacy and Protection Concepts
  • Performing Incident Response
Not Enrolled
$20

Course Includes

  • 18 Cutub
  • 180 Cashir
  • 2 Quizzes
  • Course Certificate