Hurbad English Level 1 – Semester 1

Kusoo dhawaw koorsadaan loogu magac daray Hurbad English Level 1 - Semester 1

75 Cashir

6 Saacadood

44 Exercises and Homework

Course Certificate

Kusoo dhawaw koorsadaan loogu magac daray Hurbad English Level 1 – Semester 1, ee aad ku baranayso 8 da unit ee koowaad ee koorsada Hurbad Englsh Level 1.

UNIT 01 – waxaaad kubaranaysaa sida dadka la isku baro oo magacaaga loo yidhaahdo.

UNIT 02 – waxaad kubaranaysaa sida wadamada iyo jinsiyadaha loo yidhaahdo.

UNIT 03 – waxaad ku baranee sida looga hadlo naftaada sida da’da aad jirto, iyo lambarada.

UNIT 04 – waxaad ku baree sida qoyska iyo magacyada xayawaanada guri joogtaa sida rabaayada.

UNIT 05 – waxaad ku baranee waxyaabaha aad haysato iyo sida looga sheekeeyo.

UNIT 06 – waxaad ku baranee hakadka iyo lahaanshaha.

UNIT 07 – waxaad ku baranee magacyada agabka aan isticmaalno maalin walba.

UNIT 08 – waxaad ku baranee sida looga hadlo agabka aad kusoo baratay unit 07.

Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 10 Cutub
  • 78 Cashir
  • Course Certificate