
75 Cashir

4 Saacadood

53 Layli

Course Certificate
Kusoo dhawaw koorsadaan loogu magac daray Hurbad English Level 1 – Semester 4, ee aad ku baranayso Unit ka 20aad ilaa 26aad ee koorsada Hurbad Englsh Level 1.
UNIT 20 – Waxaad kubaranaysaa erayo ku saabsan adeegyada ama dhismayaasha kuyaala Magaalada – Vocabulary – around town.
UNIT 21 – Waxaad kubaranaysaa sida looga sheekeeyo magaalada aad dagantahay iyo asgaamaha ay caanka kutahay ama waxyaabaha kuyaala – Talking about your town.
UNIT 22– Waxaad ku baranee sida loo isticmaalo “a” and “the”.
UNIT 23 – Waxaad ku baree sida bixiyo amaro ama inaad jihayn – Orders and directions
UNIT 24 – Waxaad ku baranee sida la iskugu daro Jumladaha – Joining sentences.
UNIT 25 – Waxaad ku baranee sida loo qeexo meelaha aad aragto ama taqaano – Describing places
UNIT 26 – Waxaad ku baranee sida loo bixiyo sababo – Giving reasons.
Course Content
About Instructor
