
77 Cashir

6 Saacadood

53 Layli

Course Certificate
Kusoo dhawaw koorsadaan loogu magac daray Hurbad English Level 1 – Semester 5, ee aad ku baranayso Unit ka 27aad ilaa 35aad ee koorsada Hurbad Englsh Level 1.
UNIT 27 – Waxaad kubaranaysaa erayo ku saabsan qaybaha ow ka buubanyahay gurigu Magaala – Vocabulary – around the house.
UNIT 28 – Waxaad kubaranaysaa sida looga hadlo waxyaaba aad leedahay – The things I have
UNIT 29 – Waxaad ku baranee sida loo way diiyo qofka waxa uu leeyahay – What do you have
UNIT 30 – Waxaad ku baree sida erayo ku saabsan cuntada iyo cabitaanka – Vocabulary – food and drink
UNIT 31 – Waxaad ku baranee sida wax loo tiriyo – Counting
UNIT 32 – Waxaad ku baranee sida wax loo cabiro – Measuring
UNIT 33 – Waxaad ku baranee erayo ku saabsan dharka – Vocabulary – clothes and accessories
UNIT 34– Waxaad ku baranee sida looga soo adeegto tukaamada – At the shops
UNIT 35 – Waxaad ku baranee sida wax loo qeexo ama loo sifeeyo – Describing things
Course Content
About Instructor
