
58 Cashir

6 Saacadood

50+ Demos

Course Certificate
Kusoo dhawaw koorsadaan loogu magac daray Hurbad English Level 1 – Semester 6, ee aad ku baranayso Unit ka 36aad ilaa 42aad ee koorsada Hurbad Englsh Level 1.
UNIT 36 – Waxaad kubaranaysaa erayo ku saabsan sports – Vocabulary – Sports.
UNIT 37 – Waxaad kubaranaysaa sida looga hadlo sports iyo qaybaha ow ka koobanyahay – Talking about sports
UNIT 38 – Waxaad kubaranaysaa erayo ku saabsan qofku wuxuu xiisayyo – Vocabulary – hobbies and pastimes
UNIT 39 – Waxaad kubaranaysaa sida looga hadlo waxa aad qabato xiliga aad firaaqada tahay – Free time
UNIT 40 – Waxaad kubaranaysaa sida loo kala saaro wax yaabaha aad ka hesho iyo kuwa aadan kahelin – Likes and dislikes
UNIT 41 – Waxaad kubaranaysaa erayo ku saabsan music ga iyo qaybhihiisa kala duduwan – Vocabulary – Music
UNIT 42 – Waxaad kubaranaysaa sida looga hadlo waxa aad doorbidayso – Expressing preference
Course Content
