Microsoft Access 2019 Essential Training

Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Access 2019 ) Waxaad ku baraneeysaa sida loo abuuro Database, Tables, Queries, Reports, Forms, Printing and Sharing.

31 Cashir

5 Saacadood

30 Practice Labs

Course Certificate

Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Access 2019 ) Waxaad ku baraneeysaa sida loo abuuro Database, Tables, Queries, Reports, Forms, Printing and Sharing. Waxaad kaloo kubaranee isda loogu sameeyo Database Maintenance. Waxaad kaloo sifiican u fahmi doontaa sida ugu wanaagan oo loo adeegsado tools ka cusub ee lasocda Microsoft Access 2019.

Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 7 Cutub
  • 31 Cashir
  • Course Certificate