Microsoft Word 2019 Essential Training

Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019.

41 Cashir

6 Saacadood

iTUS

Course Certificate

Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019, Waxaad ku baranee sida loo sameeyo dukumiintiyada adoo isticmaalaya basic text, paragraph, page formatting, mail merge, graphics, styles, table of contents, iyo indexing.
Waxaad kaloo sifiican u fahmi doontaa sida ugu wanaagan oo loo adeegsado tools ka cusub ee lasocda Microsoft Word 2019.

Course Content

Expand All
Not Enrolled

Course Includes

  • 5 Cutub
  • 41 Cashir
  • Course Certificate