30 Cashir

4 Saacadood

iTUS iyo iSheeg

Koorsadaan waa koorso loogu talagalay ardayga soo bartay WordPress, Elementor iyo WooCommerce, oo ah sida loo dhisho Website local ah, Koorsadaan waxaad kubaranee sida wixii aad kusoo baratay sadaxda koorso ee korxusan aad uga dhigi lahayd online, Xirda aad kubaranyso koorsdaan waxaa kamid ah Sida:

  1. Sida Loo Diiwaan gashto Magaca wanaagsan ee Website kaaga aad ugu waqlalayso.
  2. Sida Loo raadsho qiimaha hosting services ka ugu jaban.
  3. Sida Loo Hubiyo in Magaca aad samaysatay (domain name) uu kulifaaqanyahay IP Address sax ah ee goob kasta iyo goor kasta la booqankaro.
  4. Sida Loo galo Web Server kaaga loona maareeyo.
  5. Sidoo Live looga dhigo Website aad adigu kusoo dhistay Luqadaha HTML, CSS iyo JavaScript ( Static Website Hosting).

About Instructor

+77 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedRETIRED

Course Includes

  • 5 Cutub
  • 30 Cashir
  • Course Certificate