32 Cashir
5 Saacadood
iTUS iyo iiSheeg
Certificate
Woocommerce waa WordPress plugin kaaga dhigaya website kii aad ku shubto E-coomerce Platform. Woocommerce waa E-commerce platform ka ugu caansan aduunka, looguna isticmaalka badanyahay. koorsadaan waxaad ku baraneeysaa sida Woocommerce uu ushaqeeyo loona adeegsado. waxaad kalood ku baraneeysaa sida loo abuuro Products ka kala duduwan, iyo sida loogu xiro Payment systems ka kala duduwan. sidoo kale waxaad ku baraneeysaa sida Woocommerce online store loo maamulo.