WordPress 5 Complete Training

WordPress waa Software bilaash ah, ood ku abuurin kartid Website, Blog ama Mobile App.

41 Cashir

4 Saacadood

40 Practice Labs

Course Certificate

WordPress waa Content Management System (CMS) ga ugu caansan aduunka looguna isticmaalka badan yahay. baro sida WordPress loo isticmaalo si aad u dhisto Websites Quruxbadan.

Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 6 Cutub
  • 41 Cashir
  • Course Certificate