Cybersecurity Analyst Diploma
Cybersecurity Diploma waa shahaado heer caalami ah ee aad kubaranayso Cilmiga Cybersecurity ga oo aad iskaa ugu shaqayn karto ama aad shirkad ugu shaqayn karto si ah Cybersecurity Engineer, ama IT Security Officer, mudo kooban oo 6 bilood ah ayaa lagaa dhigayaa qof xirfad le ah, Diplomadaan waxay wadataa Macalin kula xisaabtamaya kuna caawinaya iyo arday aad wax isla baranaysaan iyo Projects fara badan ee laguu dirayo.
Cybersecurity Analyst Diploma Waxay wadataa:
Diplomadaan laguma barto Si wax loo jabsado ama hacking anshaxa kabaxsan laguma barto. hadii aad qaadato Hurbad Diploma waad kushaqi tagi kartaa.
- 7 eLearning Courses
- 6 Months Accountability coaching
- Hurbad Groups with help of the Teacher
- Course Length is 6 Months
- Both Practice and Testing are based on Virtual Labs, but you can use your own Physical lab if you have one.
- Payment Installments are available
- 2 Hours Final Exam by a Teacher.
Tools aad ku baranaysid Diplomadaan




-
Kali Linux for Ethical Hackers
Kali Linux waa Operating System ka loo adeegsado Advanced Penetration Testing iyo Security Auditing, kuna salaysan Debian-based Linux distribution
-
CompTIA Security+
koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Security+, waxaadna ku baranee Threats, Attacks, iyo Vulnerabilities.
-
CompTIA Cybersecurity Analyst (CySA+)
CompTIA Cybersecurity Analyst (CySA+) waa koorso loogu tala galay inuu barto qofka doonaya inuu noqdo cybersecurity professional si ow u fuliyo shaqooyinka soo socda, sida kohortaga khatarada dhicikara iyo xadididooda.
-
CompTIA PenTest+
CompTIA PenTest+ is for cybersecurity professionals tasked with penetration testing and vulnerability management.