Cybersecurity Foundation Diploma

Cybersecurity Diploma waa shahaado heer caalami ah ee aad kubaranayso Cilmiga Cybersecurity ga oo aad iskaa ugu shaqayn karto ama aad shirkad ugu shaqayn karto si ah Cybersecurity Engineer, ama IT Security Officer, mudo kooban oo 6 bilood ah ayaa lagaa dhigayaa qof xirfad le ah, Diplomadaan waxay wadataa Macalin kula xisaabtamaya kuna caawinaya iyo arday aad wax isla baranaysaan iyo Projects fara badan ee laguu dirayo.

Diploma Duration

6 Months

299

One Time Payment

99

3 Months Installment

49

6 Months Installment

Cybersecurity Diploma Waxay wadataa:

Diplomadaan laguma barto Si wax loo jabsado ama hacking anshaxa kabaxsan laguma barto. hadii aad qaadato Hurbad Diploma waad kushaqi tagi kartaa.

  • 6 eLearning Courses
  • 6 Months Accountability coaching
  • Hurbad Groups with help of the Teacher
  • Course Length is 6 Months
  • Both Practice and Testing are based on Virtual Labs, but you can use your own Physical lab if you have one.
  • Payment Installments are available
  • 2 Hours Final Exam by a Teacher.

Tools aad ku baranaysid Diplomadaan

  • Certified in Cybersecurity (CC)

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Certified in Cybersecurity (CC).

  • Networking Fundamentals

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa aas aaska hoose ee computer Networking ka.

  • Operating System Fundamentals

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa aas aaska hoose ee Operating Systems kala ah Windows, Linux, iyo Mac.

  • Security Fundamentals

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa aas aaska hoose ee computer system security.

  • Windows Server 2019 Administration

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida loogu shaqeeyo Windows Server 2019

  • CompTIA Linux+

    Koorsadaan waxaad ku baranee sida uu Linux Operating System ushaqeeyo. koorsadaan qorkii qaata wuxuu noqonayaa Linux Administrator.

Skip to content