Cybersecurity Master Degree

Cybersecurity Master Degree waxaa shuruud u ah inaad haysato Hurbad IT Infrastructure Degree ee ka booban sadaxda diploma ee kala ah: 1. IT Support Pro. 2. SysAdmin. 3. Network Infrastructure. kadib ayaad bilaabi kartaa Master Degree gaan. oo aad ku noqonayso Cybersecurity Expert. waxaad kuhelaysaa shaqooyinka heerka ugu sareeya IT Security, Mushaarka lagu shaqo bilaabo EU & USA waa 10,000 Bishii, Bariga Dhexe iyo Africa $4000 ilaa $6000 bishii waxayna kuxiranthay in lagu aamino iyo dadka aad garanayso.

12 Mar Kala Bixi

Waxaad bixinaysaa bilwalba $100
$200 $100.00/Bishiiba
  • 12 eLearning Courses
  • This is not a Zoom Class
  • This is On-Demand Video Courses
  • Minimum 2 hours daily requirement
  • Students & Teachers WhatsAPP Group
  • 6 Months Period from the Start date
  • Master Degree Program
  • Practical Proctored exams

2 Mar Kala Bixi

labo jeer bixi $600 Bishiiba
$1200 $600.00/2 Mar
  • 12 eLearning Courses
  • This is not a Zoom Class
  • This is On-Demand Video Courses
  • Minimum 2 hours daily requirement
  • Students & Teachers WhatsAPP Group
  • 6 Months Period from the Start date
  • Master Degree Program
  • Practical Proctored exams

Halmar Wada Bixi

Halmar Wada Bixi $1200
$2400 $1200.00/Halmar
  • 12 eLearning Courses
  • This is not a Zoom Class
  • This is On-Demand Video Courses
  • Minimum 2 hours daily requirement
  • Students & Teachers WhatsAPP Group
  • 6 Months Period from the Start date
  • Master Degree Program
  • Practical Proctored exams

Xirfadaha aad ku baranaysid Diplomadaan

  • Certified in Cybersecurity (CC)

    Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Certified in Cybersecurity (CC).

  • Kali Linux for Ethical Hackers

    Kali Linux waa Operating System ka loo adeegsado Advanced Penetration Testing iyo Security Auditing, kuna salaysan Debian-based Linux distribution

  • CompTIA Security+

    koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Security+, waxaadna ku baranee Threats, Attacks, iyo Vulnerabilities.

  • CompTIA Cybersecurity Analyst (CySA+)

    CompTIA Cybersecurity Analyst (CySA+) waa koorso loogu tala galay inuu barto qofka doonaya inuu noqdo cybersecurity professional si ow u fuliyo shaqooyinka soo socda, sida kohortaga khatarada dhicikara iyo xadididooda.

  • CompTIA PenTest+

  • CompTIA SecurityX

    CompTIA SecurityX waa koorso loogu tala galay inuu barto qofka doonaya inuu noqdo cybersecurity professional si ow u fuliyo shaqooyinka soo socda, sida kohortaga khatarada dhicikara iyo xadididooda.

  • Information Security and Ethical Hacking Overview

    koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.

  • Reconnaissance Techniques

    koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.

  • System Hacking Phases and Attack Techniques

    koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.