Cybersecurity Professional Diploma
Cybersecurity Professional Diploma waa shahaado heer caalami ah ee aad kubaranayso Cilmiga Cybersecurity ga oo aad iskaa ugu shaqayn karto ama aad shirkad ugu shaqayn karto si ah Cybersecurity Engineer, ama IT Security Officer, mudo kooban oo 6 bilood ah ayaa lagaa dhigayaa qof xirfad le ah, Diplomadaan waxay wadataa Macalin kula xisaabtamaya kuna caawinaya iyo arday aad wax isla baranaysaan iyo Projects fara badan ee laguu dirayo.
Cybersecurity Professional Diploma Waxay wadataa:
- 12 eLearning Courses
- 6 Months Accountability coaching
- Hurbad Groups with help of the Teacher
- Course Length is 6 Months
- Both Practice and Testing are based on Virtual Labs, but you can use your own Physical lab if you have one.
- Payment Installments are available
- 2 Hours Final Exam by a Teacher.
Tools aad ku baranaysid Diplomadaan



-
Information Security and Ethical Hacking Overview
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
Reconnaissance Techniques
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
System Hacking Phases and Attack Techniques
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
Network and Perimeter Hacking
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
Web Application Hacking
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
Wireless, Mobile, IoT, OT hacking, Cloud Computing and Cryptography
koorsadaan waxaad kubaranaysaa horudhaca Ethical Hacking, sidoo kale koorsadaanu waxa aya kamid tahay 6 koorso oo aanu u qaybinaya Certified Ethical Hacking koorsadii ahayd.
-
Python Complete Course
Koorsadaan waxaad ku baranee Python oo ah Luqada laga bilaabo barashada Programming.
-
PowerShell 7 Course
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo qoro Powershell
-
Bash Script Courses
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo qoro Bash Script
-
Metasploit Training Course
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo isticmaalo Metasploit framework
-
Burp Suite Training Course
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo isticmaalo Buirp Suite framework
-
OSINT Training Course
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo isticmaalo OSINT framework