Find answers, ask questions, and connect with our
community around the world.

Home Forums Cloud Computing & Cybersecurity About CompTia Exams

  • About CompTia Exams

  • Sadak Abdullahi Mohamoud

    Member
    September 9, 2021 at 12:17 AM

    Asc dhamaan ardayda halkaani Waxkabarta iyo dhamaan hurbad institute authorities ,

    Waxaan halkaan ka codsanaya maclimiinta iyo masuuliyinta hurbad in ay keenaan hab ay ardayda kaga caaWiyaan ama ku dhiirageliyaan in ay qaataan ama u fariistaan official examka ay bixiyaan sidaa COMPTIA,CISCO,ORACLE,EH,MICROSOFT and so on….

    sidda mock tests ama jiheen ay noogu jiheeyaan in aan imtixaanadaaa galno, Waayo hdaan course yada dhigano oo aan Wax hormar aan ka sameyn ama aan kordhin skills keyna Waxaan filayaa qof sidda jecel ma jiro lkn qof Wadadaa inagu dhiirageliyo u baahan nahay, sidda tusaale barnaamijka hurbad qori tuurada ay qabtaan u jeedada Waxa Weeye si qof Walliba ugu dhiirto inuu guuleysto.

    mahadsanidiin hadal badan buu ahaa,

    fadlan ardayda inta iigu raacsan comments ka reply ha soo galaan, aan vote gareyno Waayo hurbad Waa haqabtiraha baahida Itga inay ka CaaWiyaan ardayda soomaaliyeed

    mahadsanidiin, Waxaan rajeynayaa maclimiinta hurbad inay arkaan fariinteyda.

    jazakallah

  • Abdirahman Abdullahi dhacarbe

    Member
    September 18, 2021 at 7:02 AM

    Waan kugu raacsanahay sxb

  • Abdullahi Abdulkadir

    Member
    September 27, 2021 at 11:16 AM

    Waan kugu raacsanahy wllo

Viewing 1 - 3 of 3 replies

Original Post
0 of 0 posts June 2018
Now