Home › Forums › Cloud Computing & Cybersecurity › Cumerovmige11
-
Cumerovmige11
Posted by omer mohammed on August 22, 2021 at 2:00 PMAsc wllo fadlan waxn raba in aan barto cyber security, Digital marketing iyo computer networking eee xagen ka bilaabaa
Abdulkadir Hassan replied 11 months ago 3 Members · 2 Replies -
2 Replies
-
Hadii aad ka wado Course-kee ka bilaabaa waxan ku dhihi lahaa ugu horeyn ku hormar Computer Networking adiga oo ka bilaabaya A+, N+, CCNA & CCNP. Markii aad CCNA Kaga tuurto waxad kale oo Bilaawdaa Security+,CEH…..ayadana Path-kas raac.
Dhanka Digital Marketing xog badan kama haayo walaal waxanse rajeynaa qof iga wanaagsan igana mudan inuu wax badan kaga taaban doono.
Mahadsanid.
-
wcs wr wb, hadii aad rabtid in aad cyber security ku taqasusto waxaa laga baahan yahay inad network si fiican u taqaano A+ N+ CCNA intaas waa bilawga mesha aad u socotid.
hadii aad rabto networking waxaa lagaga bahan yahay inta kor ku soo xusay inaad barato iyo CCNP.
lkni Digital Marketing waa taqasus ka kooni ah labada aan kor ku soo sheegnay maxaa yeelay isku wado ma ahan. Ma sheegin hadii aad adiga isku baraneyso 3 aad soo sheegtay bro.
Mahad sanid
Best Regard: Abdulkadir