Find answers, ask questions, and connect with our
community around the world.

  • Abdirizak Hersi

    Administrator
    August 15, 2020 at 8:20 PM

    Waa su’al muhiim ah balse Afsomali ku soo qor maadaama dadka kuxiran Hurbad ee ku hadlaan luuqada Afsomaliga walal. Mahasanid.

  • Sadak Abdullahi Mohamoud

    Member
    August 27, 2020 at 11:00 PM

    mahadsanid walaal , suaasheyda waxay tahay ,

    suura gal ma tahay ardaygu inuu noqdo cyber ama ethical expert asigoon xooga saarin network,?

    suaasha 2aad si’aad u noqoto network Administrator maxaa lagaaga Bahan yahay?

    mahadsanid

    • Abdirizak Hersi

      Administrator
      September 13, 2020 at 9:41 AM

      Su’aasha koowaad waa MAYA Walal, oo hadii aadan aqoonin Networking Cybersecurity ama Ethical Hacking ma aad baran kartid.

      Mida labaad hadii aad rabto in aad noqoto Network Administrator waa in aad kasoo bilow daa CompTIA IT Fundamentals+, CompTIA A+, CCNA, MCSA, iyo Microsoft Modern Deskto Administrator (MD-100 iyo MD-101). kadib aad 2 sano u shaqeeysaa IT ga, oo hadii koorso qaadato maahan in aad Network Administrator tahay, waxaa lagu noqdaa Network Admin waa Khibrad iyo koorsooyinkaan ood qaadato.

      Mahadsanid

      • Sadak Abdullahi Mohamoud

        Member
        September 20, 2020 at 7:31 AM

        Insha Allah walaal , waadku mahadsan tahay jawaabahaaga .

        waan ku dadaalayaa inaan qaato dhamaan course yadaa .mahadsanid markale

  • ahmed osman

    Member
    September 26, 2020 at 8:59 AM

    simple jawaabtu waxa weeyi

    cyper security ama ethical waxa weeyi inaad ilaaliso data dhexmarisa netwok kana ilaaliso in la qaloociyo ama la jabsado data

    hadanad aqoon network siday data u marayso iyo xagay ka bilaabatay iyo halkay ku dhamaanayso ma ilaalin kartin walaal macan