Find answers, ask questions, and connect with our
community around the world.

Home Forums Fundamentals of IT Operations Magaca shahaadada lagu qoraayo

  • Magaca shahaadada lagu qoraayo

    Posted by Hassan Hussein Mohamed on December 21, 2021 at 2:29 PM

    Asc Dhammaan waxaan salaamay Macalimiinta Hurbad waxaana aad ugu mahad celinayaa sida hagar la’aanta ah oo ay wax noo barayaan

    su aasheyda waxey tahay

    waxaan dhameeyay koorsada IT fundementals marka shahaadada oo cadeeneyso in aan dhameeyay waxaa iigu qorteen oo klaiya laba magac malaga dhigi karo miyaa sedex magac

    Tusaale ahaan magaceyga waa ( Hassan Hussein Mohamed ) waxaad ka dhigteen Hassan Hussein oo kaliya .

    Abdulahi Osman replied 5 months ago 2 Members · 1 Reply
  • 1 Reply
  • Abdulahi Osman

    Member
    December 25, 2021 at 5:40 AM

    sxb walagaga dhigi kra i.a