-
sideen ganacsi u curiyaa bilow adoo aan waxba hayn dayna heli karin
wxaan jeclahay in aan noqdo ganacsade gacan qabad ma haysto ama capital waxaan jooga meel somalia ka mid ah kama jirto xoolo ladaysado oo la iska soo celiyaa
kolkaa xageen wax bilaabaa
bal kasoo tala bixiya