-
talo ka socota arday wax badan ka faa,iday hurbad
Asc ardayda soomaliyeed ee wax kabarata hurbad walaalayaal anuu waxaan idinsiinaya oo kaliya hal talo maadaama aynu nahay dad walaalo ah oo ay mudantahay inay wax isku sheegaan walaalayal waxaynu ognahay in dalkeenu uuka hadhay dunida taas oo ay keentay aqoon darrada ina haysata iyo sida aynaan u dananyn waxbarashada ardayda hurbad waxaan kula talinayaa inay aqoonta hurbad taala si fiican uga faa,idaystaan si aynu dadkeena mustaqbalka u badalno oo aynu noqono dad ka wanaagsan dadkii hore hurbad waa hoy ay kuduugantahay aqoon tayo leh waxaan idinkula talinayaa walaalayaal iinaad ogaataan websiteka hurbad ee inoo hagar baxay mahadsanidiin macalimiinta qiimaha le ee hurbad aad ayaan idinku mahad celinaya dhamaantiin macalin