Hurbad waa Madal
eWaxbarasho ee Afsomali Kubaxaysa

Hoyga Tababarka injineerada Mustaqbalka

Dalbo oo Daawo Durbadiiba

hurbad course categories

Bilowga Computer-ka

Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.

Languages

Barashada luqadaha ayaa qaybtaan kuugu diyaar ah sida Luqada English-ka iyo arabic-ga.

Business and Finance

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Quickbooks online iyo Desktop, Digital Marketing.

Networking and SysAdmin

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah  CompTIA A+, N+, CCNA, CCNP iyo Windows Server.

Cybersecurity

Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.

Cloud Computing

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Quickbooks online iyo Desktop, Digital Marketing.

Programming

Qaybtaan waxaa soo hoos galaya Luqadaha computer ka, hada waxaa diyaar ah HTML iyo CSS.

Web Creators

Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsada CMS sida WordPress, Elementor,  WooCommerce.

Multimedia

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Adobe Photoshop, Adobe Premier, Adobe Audition, Adobe After Effects.

Kubaro ITga Si Itus oo Itaabsiiya

Hurbad waa hoyga tababarka engineerada mustaqbalka ee kabaro cimliga computerka goob kasta iyo goor kasta.​

12,000+ Arday

12,000 kun oo arday oo kala jooga dunida daafaheeda

100+ Koorso

Hada waxaa diyaar ah 100+ koorso oo takhasusyo kala duduwan kusaleeysan.

6900+ Muuqaal

Waxaa diyaar ah 6900+ oo cashir HD ah.

Certificates of completion

Koorso walbaa waxa ay wadataa shahaado

kubaro mobile kaaga

Hurbad waxa kabaro adoo jooga goob kasta iyo goor kasta.​