Get Expert Advice Instantly

Hurbad qofkii waca ayaa talo wacan hela

Hurbad Diploma waa program aan ugu tala galnay in ay ardayda wax kabarata hurbad ay kuqaataan Diploma caalami ah, taasoo aad ugalaysid imtixaan iskugu jira su'aalo iyo gacan ka samayis. Boggaan waxaad ka helaysaa wixii Diploma ah uu bixiyo Hurbad.