IT Infrastructure

Xirfadaada ITga sara uqaad oo baro koorsooyinka lagu noqdo SysAdmin sida Servers iyo Clients.

CompTIA Courses

Qaybtaan waxaad ka helin kartaa koorsooyinka CompTIA

CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software.

Microsoft Courses

Qaybtaan waxaad ka helin kartaa koorsooyinka Microsoft

Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2016

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2019

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa System Center Configuration Manager.

Linux Courses

Qaybtaan waxaad ka helin kartaa koorsooyin linux ah.

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Red Hat Enterprise Linux Server.

Some courses are still in production

Our courses are updated regularly, Stay tuned for a new course every month.