Languages Courses

Boggaan waxaad ka heleysaa koorsooyin badan ee aad ka baran karto English. Hurbad English Courses waxay kusalaysanyihiin buugaagta DK English for Everyone.
Hurbad English Courses waxay usii kala baxayaan semesters buug walbaa waxaa loo qaybiyay dhowr semester ee kabilow semester 1 ka buuga ama level ka markaas aad doonayso inaad kabilowdo barashada English ka. tusaale Level 1 waa 7 Semester waxaa laga bilaabaa Semester 1 kadib Semester 2 ilaa aad ka gaadhayso Semester 7 oo ah koorsada ugu danbaysa ee buuga koowaad ama English For Everyone Level 1, marka aad dhamayso Level 1 kuxiji Level 2, kadibna Level 3.

Hurbad English Courses

No Courses Found!