44 Cashir
5 Saacadood
iTUS
Course Certificate
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo isticmaalo macOS Catalina, waxaa kamid ah waxa lagu baranayo sida loo manage gareeyo files and folders, run applications, organize the desktop, and create separate user accounts. Instructor Mohamed Hirsi wuxuu kaluu kubarayaa sida loogu xiro external devices sida mice, keyboards, printers, hard drives, and other accessories using Bluetooth, USB, and other connection methods. sidoo kale waxaad baranee sida email and calendars, send instant messages, video chat, iyo sida loo isticmaalo core applications layimaada Catalina oo ay ka mid yihiin Safari, QuickTime, and Maps.