
Microsoft Certified: Azure Fundamentals (AZ-900) – Study Plan
Koorsadaan waxaad kubaranee Microsoft Azure Fundamentals waana bilowga barasha Azure, waxa aad ku baraneeysid koosadaan waxaa kamid ah Cloud concepts, Core Azure Services, Azure pricing iyo support, sidoo kale waxaad ku baraneeysaa cloud security, privacy, compliance, iyo trust.
Microsoft Certified: Azure Fundamentals (AZ-900) – Study Plan


Responses