Microsoft Technical Certifications
Microsoft waxay soo saartay tiknolajiyado badan oo xirfadle kasta wuxuu helayaa fursad uu ku barto cilmi cusub. Qofkii rabta in uu noqdo SysAdmin wuxuu baran karaa Windows Server, kii raba in uu barto Cloud ka waxaa u diyaar ah Azure. Sidoo kale Microsoft 365 ayaa udiyaar ah qofkii raba in uu barto business application ka. Page kaan waxaan iskugu keenay koosooyinka diyaarka ah ee Microsoft.


Microsoft Office Courses ka diyaar ka ah
- Microsoft Word 2019 Essential Training
- Microsoft Excel 2019 Essential Training
- Microsoft Access 2019 Essential Training
- Microsoft PowerPoint 2021 Essential Training
Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa System Center Configuration Manager.
Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska SQL Server 2019 ka.
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10.
Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska Microsoft 365 waana bilowga barasha Microsoft 365 Productivity Services.
Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska Microsoft Azure waana bilowga barasha Microsoft Azure Cloud Services.
Qofka Azure Administrator ka ah wuxuu masuul kayahay in oow sameeyo implementing, monitoring, iyo maintaining.