Network Engineering Roadmap

Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu noqdo Network Engineer sida CompTIA Network+, CCNA, CCNP, koorsooyinka waxaad iskugu xijisaa sida ay ukala hooseeyaan oo kabilow CompTIA ITF+ ee hoos usoco ilaa aad ka gaadho CCNP, koorsooyinka qaar baa leh koorsooyin kasii farcama sida CompTIA Network+ waa 6 farac, CompTIA A+ waa 9 Farac. koorsooyinka faracyada leh waxaa suurta gal ah in faracyada qaar ay wali kusocoto duubis sida CompTIA A+, waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.