Networking and SysAdmin Courses

Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyin lagu barto xirfada Networking-ka iyo Xirfada Sysem Administration-ka ama SysAdmin hadii lasoo gaabsho, Koorsooyinka hoos yimaada qaybtaan waxaa kamid ah CompTIA Courses, Microsoft Courses iyo Cisco Courses, sida, CompTIA A+, CCNA, CCNP, Windows Server 2019, Modern Desktop Administration.

CompTIA Foundation Courses

CompTIA Network+ (N10-008)

Microsoft Courses

Cisco Certification Courses

Lab Building Softwares

Other Operating System Courses