Sidee loo noqdaa Ethical Hacker?

Maqaalkaan waxaan uga jawaabin doonaa su’aasha ah sidee baan ku noqon karaa Ethical Hacker.

Ethical hacker

Ethical Hacker waa qof yaqaana sida loo hack gareeyo computer network si oow u tijaabiyo in computer network gu leeyahay dulduleel dhanka security ga ah, mana ahan qofka Ethical Hacker kaahu, hadii oow helo security hole ama dulduleel oow leeyahay computer network gu, ma u isticmaalayo si qalad ah eey wuxuu lasocod siinayaa company ga leh networking kaas.

Nuucyada eey ukala baxaan Hackers ku?

  • White hat — ethical hacker.
  • Black hat — hacker ka tuuga ah.
  • Grey hat — waa qof udhaca networking istalaameed idan la aan, balse u sheega company ga leh network gaas.
  • Script kiddie — waa qof aanan cilmi badan leheeyin oo isticmaala Tools horay loo soo sameeyay.
  • Hacktivist — waa qof usameeyanay Hacking ka mabda oow aamin sanyahay dartiis.
  • State Sponsored Hacker – waa hackers ka u shaqeeya wadamada.

Marka, haddii aad jeceshahay inaad noqotid Ethical Hackers, ma jirto si sahal ah aad ku noqon kartid. badanaa dadku waxa eey isku qaldaan script kiddie iyo Hacker / Ethical Hacker.

waa sahal sida aad ku noqon kartid Script Kiddie, waxaad u baahan tahay in aad heeysato Laptop Kali Linux ku shubanyahay, kadib Armitage ayaad isticmaalion kartaa oo aad exploits ka jiroo dhan ka helin katid, balse hadii aadan aqoonin waxa aad sameeyneeysid waxaad waqti badan iskaga dhuminee Exploit loogu tala galay Windows in aad ku daydo Linux. Aduunka waxa qasaya ood maqleeysid waa Script Kiddies aanan cilmi badan laheeyin, kuna danbeeyay xabsi.

Aqoon Looga Baahan Yahay qofka Ethical Hacker ah?

Hadii aad rabto in aad IT security field ku shaqeeyso sideedaba waxaa lagaaga baahan yahay in aad cilmi badan u leedahay:

Haddii aad hubto inaad aqoon fiican u leedahay meelaha kor lagu soo sheegay, markaa waxaad bilaabi kartaa barashada Hacking ka.

Markaad aqoon u leedahay aasaaska IT-ga, waxaad baran kartaa sida hacking loogu sameeyo computer networking, adoo raadinaya meesha oo ka daciifka yahay (underlying vulnerabilities).

Ha jabinin Sharciga

waa muhiin in aad ogtahay in aadan sharciga jabinin, oodan sameeyin Black Hat Hacking. Hacking waad ku sameeyin kartaa Computer Networking hadii aad ka heeysato idan qoraal ah company ga leh network gaas, balse hadii aadan ka heeysanin wax idan ah ma aadan sameeyin kartid Hacking, ha ugu yaraatee Network Passive Scaning. Sharciga u hogaan sanaaw, oo hasahlan sharci jabiska.

Baro UNIX/LINUX

Operating system ka lagu sameeyo Hacking ka waxa ee ku dhisanyihiin Linux Kernel, sidaa darteed waa muhiin in aad horay u soo baratay Linux Operating System sida Ubuntu, Red Hat. mana ahan in aad Expert ku tahay Linux Distrobution kastaa, oo markii aad sameeyneeysid Hacking ka, badanaa waxaa la isticmaalaa Kali Linux ama Parrot Security OS.

Kali Linux
Parrot Security OS

Linux distro kale oo loo isticmaalo hacking waxaa kamid ah.

  • Kali Linux
  • Parrot Security OS
  • BackBox
  • BlackArch Linux
  • Fedora Security Spin
  • Caine

Koorsooyinkee baran karaa si aan u noqdo Ethical Hacker?

waxaa kuugu diyaar ah Hurbad koorsooyin aad ku baraneeysid Ethical Hacking oo dhan.

CompTIA Security+

Certified Ethical Hacker (CEH v.10)

SIDEEN HURBAD.COM KOORSOOYINKIISA ISKAGA DIIWAAN GALIN KARAA?

Related Articles