System Administration Courses

Boggaan waxaad kahelee koorsooyin badan ee iskugu jira bilow iyo dhamaad. Koorsooyinka kujira boggaan waxaa loogu tala galay in uu barto qofkii raba in uu noqdo System Administrator. Koorsooyinka aad ku noqoneeyid SysAdmin waxaa kamid ah Windows Server iyo Linux Red Hat.

CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software.

Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2016

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2019

Koorsadaan waxaad kubaranee aasaaska SQL Server 2019 ka.

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Red Hat Enterprise Linux Server.

Koorsadaan waxaa lagu baranayaa System Center Configuration Manager.

System Administration Courses Halkaan Ka iibso dhamaantood halmar