51 Cashir
8 Saacadood
iTUS iyo iiSheeg
Certificate*
CompTIA Network+ 02: Enterprise Network Infrastructure waa koorso aad kubaranaysid aas aaska cimiga computer networking. Koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Network+ N10-008 Exam. Waxaad ku baraneeysaa koorsadaan waxaa kamid ah IPv4 & IPv6 Addressing, Subnetting, Iyo Routing technologies.
waxaad kaloo ku baraneeysaa Dynamic Routing Protocols, Network Type Iyo Switching Architecture.
koorsadaan waxaa shuruud u ah barashadeeda in ardaygu soo bartay koorsooyinka hoos kuxusan sida: