CompTIA A+ Core 1 & Core 2

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software.

Abdirizak Hersi · March 9, 2020

80 Cashir

12 Saacadood

iTus & iiSheeg

Course Certificate

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software. koorsadaan markaad dhameeyso waxa aad noqoneeysaa PC Technician, sameeyinkara ama cilad bixin kara wax kasta oo cilada oo ku yimaada computer ka. sidoo kale waxaa lagu baranayaa Computer Networking, Security, Virtualization, Cloud Computing iyo Troubleshooting Theory.

Course Content

Expand All

About Instructor

+2068 enrolled
Not Enrolled

Course Includes

  • 10 Cutub
  • 81 Cashir
  • Course Certificate